Wasiirka Gashandhigga Soomaaliya Oo gaaray Deegaano katirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Muqdisho-23-8-2022-:Wasiirka Gashandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kormeer ku sameeyay  fadhiyada kala duwan Ciidamada xoogga Dalka ku leeyihiin  degaanada kala ah Xujuub, Faaf-gumare iyo Baardheere oo ka tirsan Gobolka Hiraan.

Wasiirka ayaa geesiyaasha ciidamada XDS iyo ciidamada deegaanka ugu hambaliyeeyey guulaha ay ka gaareen howlgalada ka socda

DAAWO

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...