Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta u fariisatay dhageysiga Gal-dacwadeed ka dhan ah Ciyaal weero

Date:

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga Gal-dacwadeed eedeysanayaal ay ka yihiin, Ciyaal weero lagu soo qabqabtay howlgalka Samakaab oo ay ciidanka Booliska Soomaaliyeed ka fuliyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

 

Eedeysanayaashaan oo gaaraya 11 ruux ayaa laga soo qabtay degmooyinka Yaqshiid ,Kaaraan,iyo Hilwaa waxaana ay ka kala tirsanaayeen ilaa saddax kooxood oo ka mid ahaa ciyaal weeradaan waxaana ay kala yihiin, ciyaal buulo, Ciyaal Tusbaxleey iyo Ciyaal Kaaro.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku...

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...