Abwaan Hadraawi oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

Date:

Alle ha u naxariistee waxaa magaaladda Hargeysa maanta ku geeriyooday, abwaankii weynaa ee Ummadda Soomaaliyeed, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi.

Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa la sheegay in uu la jiifay xanuun haayay, balse ugu dambeyn uu Maanta geeriyooday.

 

Qaar kamid ah Ehelladiisa ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay geerida Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi, iyaga oo sheegay in dhawaan la Aasi doono.

Alle ha u naxariistee Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi ayaa waxaa uu sameeyay qaarkoodna uu ka qeyb qaatay riwaayado farabadan iyo Heeso Wadani ah, waxaana ka tacsiyadeeyay mas’uuliyiin katirsan Dwoladda Federaalka Soomaliya

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...