Waxaa maanta qabuuro kuyaal deegaanka ceelasha biyaha lagu aasay marxuumad Hiba oo kamid aheed ardaydii shalay natiijadooda ay shaacisay wasaarada Waxbarashada

Date:

Waxaa maanta qabuuro kuyaal deegaanka ceelasha biyaha lagu aasay marxuumad Hiba Qaasim Maxamed oo kamid aheed ardaydii shalay natiijadooda ay shaacisay wasaarada Waxbarashada blse xalay kooxo burcad ah taleefoon dartiis ugu dileen halkaas .

 

 

Ustaad Saacid Xasan – Maamulaha iskuulka Iftiin qeybta ceelasha biyaha  oo marxuumada ka mid aheed dadkii sanadkaan ka qalinjabiyey ayaa Warbaahinta qaranka  u waramay.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...