Ra’iisul Wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre oo maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha iyo wasiirka cusub ee wasaaradaas

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshisiinta  Mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Jen Mukhtaar Xuseen Afrax.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay Wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Sida howlkarka ahayd ee u soo hoggaamiyey Wasaaradda, isagoo kula dardaarmay wasiirka cusub in looga fadhiyo shaqo culus, maadaama Wasaaradda ay ahmiyad gaar ah u leedahay Hay’adaha kala duwan ee Dowlada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Kulan ku saabsan u-diyaargarowga iyo ka hortagga cudurka Ebola oo ka furmay Muqdisho

Waxaa goor dhow ka furmay Xarunta Qaran ee Howl-gallada...

Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay

Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xarigga ka jaray xarunta Cusub ee Degmada Shangaani

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....