Xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey golaha cusub ee wasiirrada Soomaaliya

Date:

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay Golaha wasiirada uu dhowaan magacaabay Ra’isulwasaare Xamsa Cabdi Barre iyo Barnaamijka Xukuumadda,waxaana Haa ku ogolaatay 229-xildhibaan 7-xildhibaan ayaa diiday hal xildhibaanna waa uu ka aamusay,waxaana kulanka shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

Sidoo kale guddoomiyaha Maxkamada sare ee Dalka ayaa isla goobta ku dhaariyay Golaha wasiirada ee maanta codka kalsoonida ah ka helay mudanayaasha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...