Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar

Date:

Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay oo kooxaha argagaxisada ah ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaaladda Jowhar ayaa ciidanka dowladda ku fashiliyeen saakay goobtii la dhigay.
Ciidanka oo ka war helay xogta gaariga laga soo buuxiyay Qaraxa ayaa ka hortagay in bartilmaameedkii argagagxisada ay doonayeen, oo ahaa in ay dhibaateeyaan shacabka masaakiinta ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo la kulmay saraakiisha Guutada 17-aad ee XDS

Taliyaha Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, Gaashaanle Sare Saahid...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...