Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabelle oo xilalkii u kala warejiyey qaar kamid ah Wasiirada Cusub iyo kuwii hore ee maamulkas

Date:

Muqdisho: 06, Agoosto, 2022: Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda Wasaaradaha Maaliyada, Waxbarashada, Caafimaadka, Cadaalada, Haweenka Qorsheynta, Gaadiidka, Gargaarka, Boostada iyo Dib u Heshiisiinta.

Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa uga mahadceliayay Wasiirada maanta xilka wareejiyay waxa uuna ku bogaadiyay dadaalka ay sameeyeen mudadii ay xilka hayeen.

Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa Wasiiradda cusub ee maanta xilalka la wareegay kula dardaarmay inay waxtar muuqda la yimaadaan oo ay ka shaqeeyaan horumarka iyo wadajirka dadkeena kordhiyaana shaqada ay dowladda u hayaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...