Ibraahim Macalin yuusuf oo katirsan Argagixisada Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda

Date:

Ibraahim Macalin yuusuf oo Magaciisa Afgarashada Kooxda Nabadiidka Alshabab loo yaqaano (Suleymaan) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad.
Wuxuuna Sheegey in sababta ku kaliftey in Alshabab isaga soo baxo ay tahay Dhibaatada ay ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed oo waxba galabsan.

Taliska Qeybta 60aad ayaa Suleyman ku soodhaweeyey Magaalada Baydhabo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...