[DAAWO] Nabadoon Cumar Axmed Cartan” Qof xanuunsan hadaan hal kaniini ugu baahano, waxaan u lugeyneynaa 45 km, si aan u helno”

Date:

Bulshada ku nool Deegaano u dhaxeeya Magaaloyinka Cadaado iyoDhusamareeb oo sheegay in ay wajahayaan Biyo la,aan daran,xarun cafimaadna ugu dhawdahay 45 km goob u jirta iyaga oo dalbaday in dowladda dhexe iyo Galmudugba gargaar  la soo gaarto.

Cumar Ahmed Cartan  oo kamid ah odayaasha deegaanada xanuunbuure iyo tuuloyinka hoosyimada  ayaa la hadlay Warbaahinta Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee...