[DHAGEYSO]Deegaano ka tirsan Gobalka Mudug oo laga soo sheegayo Xaalad adag oo dhanka Nolasha ah

Date:

MUQDISHO-19-7-2022-:Bulshada ku nool Deegaanka  Galgalad ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaalado Nolal xumo oo ka jira Deegaankaas kuwaa soo saamayn ku yeeshay Dadka iyo Duunyada sida Biyaha, Caafimaadka.

Guddoomiyaha Deegaanka Galgalad Mahad Afweyne iyo qaar ka tirsan Bulshada Deegaanka ayaa Warbaahinta Qaranka Soomaliyeed u sheegay Baahiyada ka jira Deegaanka.

Bulshada Soomaliyeed ee ku nool Gobolada Dalka gaar ahaan dhulka Baadiyaha ah  iyo tuulooyinka ayaa wajahaya Xaalado nolaleed oo ay ka dhaxleen Abaarta waqtiga jirta.

 

Guddoomiyaha Deegaanka Galgalad Mahad Afweyne iyo qaar ka tirsan Bulshada Deegaanka ayaa hadlaya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...