Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo la kulmay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Date:

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuled maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet YILMAZ, .

 

mudane Mahdi Guleed iyo Safiirka ayaa kawada hadlay xoojinta xidhiidhka qotoda dheer ee labada dal iyo sidii loo dardargalin lahaa heshiisyadii ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Turkey.

Turkiga iyo Soomaaliya waxaa ka dhaxeeyo xiriir adag oo walaaltinimo.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo dhagax dhigay masjid laga dhisayo Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya

Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb uga qeyb galay Madasha Maan-tashano

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane...