(DAAWO)Shil Diyaarad oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.

Date:

Muqdisho-18-7-2022-:Shil Diyaarad ayaa haatan ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

Mid kamid ah Diyaaradaha Shirkada Jubba Airways ayaa goordhaw ku burburtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde xilli ay soo cagadhiganeysay dhabaha Garoonka.

 

Dhammaan Rakaabka la socday diyaaradda ayaa laga soo badbaadiyay, mana jiro qasaare ah dhaafsiisan burburka diyaaradda.

Goobjoogayaal lahadlay SONNA ayaa noo sheegay in ay arkayeen diyaaradda oo Mid kamid ah Baalasheeda dhulka ku dhufsatay kadibna kabaxday Dhabaha ay kusoo dageysay.

Wali waxaa socda Gudrmadka, wixii faahfaahin dheeraad ah kala soco halkaan.

 

Daawo muuqalka diyarada

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...