Taliska Booliska Puntland oo Taliyaal cusub u magacaaabay qaar kamid ah Saldhigyada Degmooyinka Puntland

Date:

MUQDISHO-16-7-2022-:Taliyaha Ciidanka Booliiska Maamul goboleedka Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Taliyaal cusub u magacaabay qaar kamid ah Saldhigyada degmooyinka Puntland.

 

  1. Taliyaha Saldhiga Galbeed ee Garoowe ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Axmed Cali Shire.

 

  1. Taliyaha Saldhiga bartamaha Garoowe ayaa loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Maxamuud.

 

  1. Taliyaha Saldhiga degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan ayaa loo magacaabay Dhamme Cabdirashiid Muuse Biriir.

 

  1. Taliyaha Saldhiga degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Cabdicasiis Faarax Axmed.

 

 

  1. Taliyaha Saldhiga degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle Cabdiraxmaan Salaad Guul.

 

 

  1. Taliyaha Saldhiga degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle Xabiib Maxamuud Shire.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliska Xoogga Dalka oo dardargelinaya howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda gobolka Baay.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la magacaabay

Guddoomiyaha Kmg ah ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil uu hoggaaminayo Taliyaha CXD

Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-Xiddigle...