Guddoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Abdullahi Omar Abshir (Abshirow) oo Maanta Dalka Dib Ugu Soolaabtay

Date:

Muqdisho-12,7,2022:Guddoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Abdullahi Omar Abshir (Abshirow) Ayaa Maanta Dalka Dib Ugu Soolaabtay Isagoona soo Gutay Wajibaadka Acmaasha Xajka.

Waxana Safarkiisa kuwehlinayay Xujeey farabadan oo uu kamadi Ahaa Raisalwasare kuxigeenkii hore Soomaaliya ridawaan Xirsi maxamed.

 

Guddoomiyaha iyo Wafdigiisa Waxaa Goroonka Diyaaradaha ee Muqdisho ku Soodhaweeyay Wasiiro iyo Xildhibaano Katirsan Golaha shacabka BJFS
Guddoomiyaha oo hadal kooban jeediyay Kadib soodhaweyntiisa waxa uu yiri;

Waxaan Alle ka baryayaa in uu Naga Aqbalo Acmaasha Xajka ee Aan soo Gudanay Sidoo kalena Noo Aqbalo Ducada Dhammaan Dadka Muslimiinta Ah Gaar Ahaan Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkaan Nasiibka u helay in ay Gutaan Acmaasha Xajka.

 

Ugu Danbayntii, Waxaan Alle ka baryaya in Uu Xajkaan Xajkiisa kalle Nagu Gaarsiiyo Dalkeena oo Nabad ah, barwaaqo ah iyo Dadkeena oo heshiis ah”.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliyaha Xoogga Dalka oo la kulmay saraakiil ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Yaaqshiid oo u gudubtay wareega labaad ee Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.

Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururada Siyaasadda Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...