Magaalada Cadaado waxaa maanta ka socta Xaflada Daahfurka Dhismaha Golaha Deegaanka Degmadaas yeelaneyso

Date:

Muqdisho-12,7,2022:Waxaa maanta magaalada Cadaado ka socda Xaflada Daahfurka Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Cadaado Taas oo ay soo Qaban Qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug.

Xafladaan oo ah mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa Waxaa Ka qayb galaya Wasiirka Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dib-U-Heshiisiinta Galmudug, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Gudoomiyaha Dagmada Cadaado, Xildhibaano katirsan Galmudug, Siyaasiyiin ree Galmudug ah, Bulshada Qayba heeda Kala duwan ee Degmada.

Maamulka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa lagu wadaa in la doorto 30 bishaan aan ku guda jirno.

Hadii maanta lagu dhawaaqo Golaha deeganka Cadaado waxa ay noqoneysaa magalaadii labaad ee galmudug ku taala ee yeelato golle Deegaan,waxana hore sidaan oo kale loogu dhisay Golle  deegaan Magaalada Cadaado.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...