Howlgalo amniga lagu xaqiijinaayo oo xalay laga sameeyey Magaalada Gaalkacyo

Date:

Muqdisho-09,07,2022:Howlgalo qorshaysan oo lagu sugayaayo amniga Magaalada  Gaalkacyo ayaa waxaa laga fuliyey xaafadaha qaar ee Magaaladaas.

Howlgalkaan ayaa waxaa iska kaashanayey Talisyada degmooyinka Gaalkacyo, xeraale iyo cadaado waxaana lagu baacsanayey kooxaha kashaqeeya walxaha maanka dooriya iyo kuwa dhaca geysta.

 

Markuu uu soo idlaaday waxaa warbaahinta lahadlay taliyaasha  saldhigyada degmada Gaalkacyo Ali Hirsi Sahal  , xeraale dhame axmed cabdi kariin iyagoo sheegay in uu socon howlgalkaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

CIID MUBAARAK 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...