Madaxweynaha Qaranka Oo Si Maamuus Sare ah Loogu soo Dhaweeyay Madaxtooyada Turkiga.

Date:

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo dhaweyn milgo sare leh loogu sameeyay qasriga madaxtooyada Turkiga ee Ankara, halkaas oo uu salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Turkiga , waxaana loo riday 21 madfac.

Madaxweynaha waxa uu hadda ka qeyb galayaa kulan isaga iyo dhiggiisa Turkiga uga socda qasriga xarunta madaxtooyada ee dalkan.

 

Madaxweynaha Qaranka Inta uu Ku Sugan yahay Turkiga Waxaa Uu Kulamo  la qaadan Doonaa Madaxweynaha Dalkaasi igayoona ka wada Hadkaya Xirrirka Kabada Dal.

“Waxaan Kala Hadlaynaa Madaxweynaha Turkiga Xoojinta Xiriirka labada wadan, Dardargalintq Taageerada Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Howlaha Amni Ee Dalkeena Turkigu Ku Gacan Siiyo” ayuu Yiri Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka oo Qayb ka ah Safarka Madaxweyne Xasan.

 

Madaxweyne Xasan oo Lagu Soo dhaweeyay Qasriga Madactooyada Turkiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...