Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Qaranka oo maanta si rasmi ah uga Shaqa bilaabay Xafiiskiisa

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa kadib markii uu shalay xilka kala wareegay Ra’iisul Wasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble.

Ra’iisul Wasaaraha cusub ayaa waxa horyaala xiligaan shaqooyin badan oo ay ugu horeyso in uu soo dhiso Gole Wasiiro oo tayo leh wax badan ka qabaTa xaalada dalka uu ku jiro iyo howlaha hortabinta u leh dowladda cusub.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay 15-Bishaan Ra’iisul Wasaare Xabsa Cabdi Barre u Magacaabay Ra’iisul Wasaare iyadoon isla 25- xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ay ansaxiyeen isl shalayna uu xilka la wareegay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Warbixinta Madasha Daneeyayaasha Kalluumeysiga Soomaaliya

Hay’adda Cilmibaarista Badaha Soomaaliyeed (HCBS), oo kaashanaysa Magan Forum,...

Wafdi uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud

Wafdi uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed...

Soomaaliya iyo Turkiga oo xoojinaya iskaashiga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha buluugga

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane...