Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal BJFS ayaa Maanta la kulmay Wasiirka Maaliyada Soomaaliya.

Date:

Muqdisho-Juun-18-6-2022:Guddiga KMG ee Miisaaniyadda Labada Aqal BJFS ayaa Maanta Markii 3aad la kulamay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.

Kulanka oo Ajandihiisu Ahaa.
Falanqeynta Miisaaniyadda 2022 iyo Su’aalo weydiinta Wasaaradda Maaliyadda ee la Xiriirta Miisaaniyadda 2022.

Kulanka Waxaa Shir-gudoominaayey Guddoomiyaha Guddiga KMG Maaliyadda Mudane Xildh. Maxamed Farax Nuux.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...