DHAGEYSO:Maamulka Magaalada Buula-berde oo sheegay in ay isugu darsameen Abaaro daran iyo go’doominta ay galiyeen Magaaladaas Argagixisada Al-shabab.

Date:

MUQDISHO-JUUN18-6-2022-:Guddoomiyaha Magaalada Buulo Burte ee gobolka Hiraan mudana u go’doonsan halkaas Argagixisada Al-shabaab ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka Nolosha ah ay ka jirto Magaaladaas kaddib markii xoolaha intooda badan baabi’isay Abaarta, halka la waayay dallagii kasoo go’I jiray beeraha.

 

Guddoomiye Axmed waxa uu intaas ku daray in xaaladdu ay sii darsatay markii Dadka deegaanka ah dulsaar ku noqdeen qoysaska kasoo barakacay Tuulooyinka hoostaga Magaalada Buulo Burte.

WARKAAN OO DHAMEESTIRAN HALKAAN KALA SOCO.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...