Madaxweyne Xasan oo Xamsa Cabdi u magacabay Raโ€™iisul Wasaaraha Dalka

Date:

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Raโ€™iisul Wasaaraha Dalka u magacaabay Dr Xamsa Cabdi Barre.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Raโ€™iisul Wasaaraha cusub inuu Alle u fududeeyo xilka loo igmaday.

Raโ€™iisul Wasaaraha cusub ayaa balan qaaday inuu ku shaqeyn doono sharuucda dalka u yaalo,ย  isagoona Sidoo Kole Guud ahaan Ummada Soomaaliyeed Ka Dalbaday Inay La Shaqeeyaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale