Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha oo gaaray Degmada Buulo Burde+”SAWIRO”

Date:

Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay.

Socdaalka Ergeyga waxaa ku weheliyay xubna ka socda hayโ€™adda WFP, waxaana ujeedka safarkooda yahay u kuur gelidda xaaladda dadka ay abaaraha saameeyeen

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan degmada Xuddur

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi Dhinaca Difaaca Ah

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...