Taliyihii Saldhiga Booliska magaaladda Qardho oo ladilay

Date:

Taliyihii saldhiga booliska magaalada Qardho ee Puntland ayaa u geeriyooday Rasaas ay ku fureen kooxo lagu sheegay inay yihiin kuwa ganacsada waxyaabaha maanka dooriya.

Taliye Cumar Hiraad Kaatun ayaa saakay u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray Rasaas ay ciidamada ammaanka kala hortimid kooxdaas

Waxaana haatan gudaha iyo daafaha magaalada Qardho ka socda howlagllo lagu baacsanayo kooxdaas oo laamaha amniga Puntland ay wadaan.

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dhuusamareeb oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay...

Diinsoor oo ku soo baxday tartan cilmiyeedkii bisha Ramadaan

Degmada Diinsoor oo ka tirsan Gobolka Baay ayaa u...

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya...

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo shacabka la wadaagtay ogeysiis muhiim ah

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS), ayaa shacabka Soomaaliyeed la...