Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Ehelada Muqtaar Roobow.

Date:

 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo hoygiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ehelka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abu mansuur) ayaa waxa ay guddoomiyaha usoo gudbiyeen cabasho ay ka qabaan sii xirnaanshaha Sheekh Mukhtaar Roobow oo ay sheegeen In markii hore xarigiisa loo maray hab sharciga baalmarsan.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in ehelka Sheekh Mukhtaar ay la wadaageen walaaca ay qabaan iyagoo ka codsaday in xoriyadiisa dib loo siiyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...