Ciidanka Danab oo qabtay Sarkaal katirsan Al-Shabaab.

Date:

MUQDISHO-JUUN-2022:Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ku soo qabtay dhagarqabe magaciisa lagu soo koobay Macalin Yaxye oo argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa sameynta qaraxyada, waxaana lagu qabtay meel u dhow degaanka Caliyow-barow ee gobolka Shabeellada Hoose.
Ururka 4-aad, guutada 16-aad ee kumaandooska Danab ayaa howlgalkaas fuliyey.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Ku-xigeenka Aqalka Sare oo guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ee Golaha

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee BJFS,Mudane Cali Shacbaan...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo guddoomiyay shirka billaha ah ee Agaasimayaasha Waaxyaha

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka...

Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya

Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska oo shahahaadada Master Degree ka qaatay dalka Ruushka

Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa...