Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Madaxweyne Hassan oo furmay.

Date:

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022:-Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu guddoominayo Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayna ka qaybgalayaan Ra’iisulwasaaraha dalka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa goordhow ka furmay xarunta Madaxtooyada Qaranka.

Shirkaan ayaa diirada lagu saari doonnaa wada shaqeynta maamuladda iyo dowladda dhexe.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...