SAWIRRO:Madaxweyne Qoor-Qoor oo Magaalada Cadaado u gaaray dhisida Golle Deegaan oo Magaaladas yeelato.

Date:

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-Madaxweynaha Dowladd Goboleedka  Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmo kooban safar shaqo ku joogi doona Cadaado ayaa waxaa si diiran degmada Cadaado ugu soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Galmudug, maamulka degmada cadaado, odayaasha dhaqanka, haweenka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Ujeedka madaxweyne Qoor-Qoor u tagay Magaaladan ayaa ah sidii uu ugu dhisi lahaa golle deegaan iyo Maamul cusub.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...