DAAWO:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad oo maanta xukuno ku riday Askar katirsan Ciidamada Dowladda.

Date:

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad ayaa maanta xukuno kala duwan kuriday Afarย  eedeysane oo uu xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sidaย  kusoo kala eedeeyay Dilal qorsheysan oo ay dad shacab ah ugeysteenย  iyo khalqal galin Amni .

 

Dable Nisa Bukhaari Axmed Maxamuud iyo Dable Xooga Dalka Salmaan Ibraahin Shire ayaa lagu xukumey dil toogasho ah ,Halka Dubad Axmed Xuseen Cilmi lagu xukumey Sadax sano oo xarig ah iyadoo Sharmaake Muxumed Cali isnaย  lagu xukumay halsan oo xarig ah

 

 

Guddoomiyaha maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida qeybteda 27aad Gashaanleย  Maxamed amiin Cabdulle Aadan ayaa ku dhawaaqay xukunkaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...