Ciidanka kumaandooska Danab XDSย Gaar ahaan Hurinta Gaadiidka Gaashaman Ee MU ayaa Hawlgalo lagu Xaqiijinaayo Amaanka sameeyeyย degaanada kala Maracade,galka salimo iyo tuulooyin hoostaga oo kawada tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.
Hawlgalkan Amni xaqiijinta ah ayaa ah mid lagu baacsanayo firxadka Aragagixisada madaama ay Nabdiidku ku dhex dhumanayaan Dadka Shacabka ah.

