Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Xeebta Liido.

Date:

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo saaka booqday xeebta Liido oo ay dadweyne badan u dalxiis tagaan.

 

Raisulwasaraha ayaa halkaas kula kulmay dhallinyarada ka shaqeysa bilicda iyo nadaafadda xeebta kuna dhiirrigeliyay howsha wanaagsan ee ay hayaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...