Wafdi ka socda Koonfur galbeed oo maanta gaaray Magaalada Baraawe.

Date:

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed Kheyr Qeybna uu ka yahay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Ali Najah ayaa Gaaray Magaalada Baraawe ee Caasimada DGKGS.

Maamulka Degmada Saraakiisha Laamaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe kuso dhoweyey Wafdiga.

Baraawe ayaa magaalo madax u ah Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya, waxaana maalmihii danbe ay waday Hormar dhanka ganacsiga ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen....

DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), oo kaashanaysa Akademiyada Cilmiga, Dhaqanka...