DAAWO:Dowladda Soomaliya oo doomaha iyo maraakiibta yaryarka ah uga digtay inaysan tagin meelaha fog fog ee gudaha badda .

Date:

MUQDISHO-1-6-2022-Agaasimaha guud ee wasaaradda dekedaha iyo gadiidka badda XFS Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur) “oo warbaahinta laย  hadlayย  ayaa sheegay in maanta uu bilaawday xillaga bad-xeranka, waxaana uu u digey doomaha iyo maraakiibta yaryarka ah inaysan tagin meelaha fog fog ee gudaha badda “
HALKAAN KA DAAWO

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...