DHAGEYSO:Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal ee lakala diray oo sodhaweyeey kala dirstii Ra’iisalwasaaraha uu ku sameeyey.

Date:

Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal, Ee Xalay uu kala diray Ra’iisalwasaaraha dalka Mudane Mohamed Hussein Rooble Muuse Geelle Yuusuf, ayaa soodhaweeyey kala diristii ay xukuumada kala dirtay guddiyadi doorashada Dad baneed.

Muuse Geelle oo ahaa guddoomiyaha guddiga lakala diray ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan talaabada ra’iisal wasaaraha , wuxuna sheegay in ay sharci tahay in lakala diro maadaama ay howshoodii soo idlaatay.

Isaga oo sii hadlayey ayuu si gara ah Ra’isulwasaraha waxa uu ku amaanay howshii Wanagasaneed ee uu guddiga la qabtay.

Hadalka Muuse Geelle ayaa yimid iyadoo xalay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble kala diray guddiyada doorashada kadib markii ay soo idlaatay hawshii loo igmaday.

Halkaan ka Dhageyso codka Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal.

 

 

 

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...