Mudaaharaadyo xoogan oo ka socda Suudaan iyo Tirada dhimashada oo gaaratay ilaa 100 qof.

Date:

Shalay, Golaha Dhexe ee Dhakhaatiirta Suudaan ayaa ku dhawaaqay dilka qof ka mid ah dadkii ku mudaaharaadayay caasimadda Khartoum, taasoo ka dhigaysa tirada dadka ilaa hadda dhibaatada ay soo gaartay tan iyo 25kii Oktoobar 97 qof.

 

Waxaa bilowday maxkamadaynta qaar ka mid ah mudaaharaadayaasha oo lagu eedeeyay in ay dilen sarkaal boolis ah.

 

Guddiga ayaa sheegay in ninka la dilay ay xabadda kaga dhacday rasaas nool, xilli ay marayeen agagaarka deegaanka Al-Kalakla ee koonfurta caasimadda Suudaan.

 

Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay sabtidii qeybo badan oo ka mid ah magaalada Khartoum si ay uga mudaaharaadaan awooda militariga iyo dib u cusboonaysiinta dalabaadka maamulka rayidka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...