DHAGEYSO:Qof Nuucee ah ayuu Ahaa Rabbi ha Unaxariistee Cabdullahi Maxamed Shirwac oo muqdisho ku geeriyooday.

Date:

Alle ha Unaxariistee waxaa  xalay xilli danbe Magaalada muqdisho ku geeriyooday sida ay warbaahinta u xaqiijiyay ehelkiisa, Prof Cabdullahi Maxamed Shirwac oo maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho ku xanuunsanaa.

Guddoomiyihii hore ee Ururada Bulshada Rayidka Cabdullahi Maxamed Shirwac ayaa maanta la filayay in Loo qaado Cafimaad dalka dibaddiisa ah sida qorshuhu ahaa, waxaase la xaqiijiyay in uu geeriyooday xabiin barkii xalay.

Cabdullaahi Maxamed Shirwac waxa uu ahaa guddoomiyihii gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay 2017kii isgooska Zoobe, sidoo kale waxa uu muddo ka shaqeenayay  arrimaha nabadeynta Soomaaliya.

Waxaa lagu xasuustaa sida ay shegeen dadkii aqoonta u lahaa Cabdullaahi Maxamed Shirwac in uu ahaa Samafale madaale ah aadna ujeclaa sidii uu dalkiisa wax ugu gaban lahaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...

Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...