Allaha u naxariistee Ex Senator Jawaahir Axmed Cilmi oo maanta ku geeriyootay dalka Hindiya

Date:

Allaha u naxariistee Ex Senator Jawaahir Axmed Cilmi ayaa maanta ku geeriyootay dalka Hindiya, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku xanuunsaneed, sida ay ehelladeedu u xaqiijiyeen Warbaahinta Qaranka.

Marxuum Jawaahir ayaa ka soo mid noqotay golihii hore ee Aqalka Sare ee Soomaaliya, waxayna aheyd Senator firfircoon oo laga soo doortay Galmudug.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Qurba-joogta Soomaalida oo si wayn uga soo dhex muuqanaysa siyaasadaha Caalamka

Soomaalidii hore ee ku nooleed qurbaha waxay diirada saari...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...