SAWIRRO:Ra’iisulWasaare Rooble oo maanta goobjoog ka noqday munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay Soomaaliya ugu wareejinaysay lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar.

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya ugu wareejinaysay lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Dollar.

Raisulwasaraha  ayaa uga mahadceliyey dowladda isutagga imaaradka carabta  kaalintooda ku aadan gurmadka shacabka Soomaaliyeed.

Lacagtaan ayaa hore Xukuumada Soomaliya amartay in dib loogu celiyo maalmo ka hor  Imaaradka carabta taas oo gaareysay 9.6 Milyan oo Doollar oo horay looga xayiray.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa bishii January ee sanadkan amray in la fasaxo lacagtan oo lagala  hakiyay dowladda Imaaraadka sanadkii 2018,iyadoo dowladda imaaradka carabta iyadana sheegtay in lacagtaas ay ugu deeqday Soomalaiya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...