Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybtayda Galmudug ayaa waaran soo qabasho ah u jartey Saraakiisha hoos ku xusan oo ka qayb qaatay weerarkii Dhuusamareeb ay kusoo qaaday kooxda Ahlusunna tudabaadyo ka hor.
Saraakiishaan ayaa hore uga mid ahaa askartii Ahlusunna ee dowladda qaramaysay blse dib ugu Biirtay kooxdaan oo markale deegaanada Galmudug iska soo abaabushay kuwaa oo weeraro Qasaaro sababay ka fuliyey magaaloyinka Guriceyl Iyo Dhuusamareeb.