Maamulka cusub ee deegaanka Lafoole oo xilkii la wareegay.

Date:

Gudoomiyaha Cusub ee deegaanks Lafoole ee dhawaan Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Mudane Hon Ibrahim Adan Ali – Najah u magacaabay deegaankaas oo  hoostaga degmada Afgooye ayaa maanta si rasmi ah xilka u la wareegay.

Gudoomiyaha Degmada Afgooye iyo masuuliyiin kale ayaa ku sugnaa munaasabada xil-wareejinta,iyadoo Gudoomiyaha cusub ee Lafoole uu ballan qaaday inu si dhaw u la shaqeyn doono bulshada iyo maamulka Afgooye ee deegaanku hoostago.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...