Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo maanta u safray Magaalada Konyo ee Dalka Turkiga.

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaaย  Maanta Safar shaqo oo maalma kooban qaadan doona u ambabaxay Magaalada Konyo ee Dalka Turkiga.

 

Guddoomiyaha iyo wefdigiisa ayaa ย halkaas uga qeyb gali doono shir muhiim ah oo ku saabsan horumarinta iskaashiga magaalooyinka Muqdisho iyo Konya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...