SAWIRRO:Madaxa gargaarka bini’aadannimada ee hay’adaha Qaramada Midoobay iyo safiirro ka socda 5 waddan oo caalamka ah oo gaaray magaalada Jig-jiga.

Date:

Safiirrada wadammada Italy, Japan, Switzerland, Finland iyo Czech Republic oo ay weheliyaan madaxda hay’adaha UNICEF, USAID, FAO iyo IOM ayna hoggaaminayso Dr. Catherine Sozi, madaxa gargaarka bini’aadannimada ee hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil-waal ee magaalada Jig-jiga.

Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha DDS, Dr. Xuseen Xaashi Qaasim iyo Afhayeenka Golaha Xildhibaannada ee DDS, marwo Ayaan Cabdi oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa wafdiga ku qaabilay garoonka, waxa ayna hadda xarunta madaxtooyada kaga qeyb-gali doonaan kulan uu hoggaamin doono Madaxweyne Mustafe Muxummed Cumar; kaasi oo lagaga wada hadli doono barakacayaasha iyo dib-u-dajintooda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...