Diyaargarowgii ugu dambeeyay ee xafiiska Villa-Soomaaliya ย loogu wareejinayo Madaxweynaha Cusub ee dalka Hassan Sheekh Maxamuud oo socta.

Date:

Madaxtooyada Soomaaliya waxaa ka soconaya ย u diyaargarowgii ugu dambeeyay ee xafiiska Villa-Soomaaliya ย loogu wareejinayo Madaxweynaha Cusub ee dalka Hassan Sheekh Maxamuud.

 

Xaflada ย xil wareejinta ayaa lagu wadaa in goordhaw bilaabato waxaana Lagu wadaa in ay Ka Qeybgalaan Madaxweyeynihii hore ee dalka Shariif sheikh Ahmed ,Madaxweynayaashaย  Xilka isku wareejinaya, Guddoonka labada Aqal, taliyeyaasha Ciidamada, Xildhibaannada iyo Golaha Wasiirada iyo marti sharaf kale oo aad u badan.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...