AKHRISO:Maamul cusub oo loo magacaabay Deegaanka Lafoole ee gobolka shabeelada hoose.

Date:

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose ee maamulka KGS Ibrahim Adan Ali – Najah ayaa waxaa uu maamul cusub u magacaabey degaanka Lafole ee hoosyimaada Degmada Afgooye.

Guddoomiye Najax ayaa Maamulka cusub ee deegaanka Lafoole faray inay deg deg ula wareegaan hawlahooda ayna xaqiijiyaan inay si hufan ugu adeegaan dadweynaha reer Lafoole.
Xubnaha la magacaabayย  ayaa gaaraya ilaa Afar xubnood kuwaas oo iskugu jira Gudoomiyaha deegaankaas,ku xigenada Arimaha, Amniga, Bulshada iyo arimaha Siyaasada.
Halkaan hoose ka Akhriso magacyada xubnaha la Magacaabay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...