Magaalada Baydhabo waxaa si rasmi ah uga furmey imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee ay qaadeyso Wasaaradda waxbarashada .
7,589 Ardey ayaa Guud ahaan koonfur galbeed sanadkan ufadhiisaneysa imtixaanka dugsiga dhexe ee fasalka 8aad .
Gobolada KGS baay , bakool , shabeelaha hoose 7,589 ardey oo 2,775 ay yihiin gabdho ayaa ufadhiistey imtixaanka dugsiga dhexe.
Furitaanka imtixaanka ayaa waxaa kaqeybgaley Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlmaanka DGKGS , Wasiir kuxigeenka Wasaaradda waxbarashada KGS , Agaasimha Guud ee Wasaaradda , iyo hawl wadeeno iyo agaasime waaxeedyo kasocdey Wasaaradda waxbarashada .
Faah-faahinta halkaan ka Daawo.