SAWIRRO:Khasaaro badan oo ka dhashay Dabkii xalay ka kacay suuqa Banaadir.

Date:

Waxaa xalay xilli danbe lagu guulaystay Daminta Dab xoogan oo xalay ka kacay Goobo ganacsi oo Ku yaal suuqa Banaadir ee degmada Hodon ee Gobolka Banadir .

Hanti  aad u farabadan ayaa Ku gubatay dabkii Xalay,Dad masaakiin ah oo tukaamo yaryar Suuqa kulahaa ayaa ku Qasaaraha ugu badan uu dabkaan u Geystay .
Suuqa ayaa aad  u gubtay,Dabkana wuxuu ka Dhashay korontada sida dad goob joogayaal ah Warbaahinta u sheegeen.
Waxaana dabkaan uu baabi’iyey dhamaan Goobihii uu kolkii hore ka bilowday.
Ciidamada amniga, gawaarida gurmadka deg-degga ah iyo dab damiska ayaa gaaray halka uu dabku ka kacay, ayaga oo ugu dambeyn ku guuleystay inay xalay xilli dambe dabkaan demiyaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo dhagax dhigay masjid laga dhisayo Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya

Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb uga qeyb galay Madasha Maan-tashano

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane...