DFS oo Dubai uga qeyb galeysa shir looga hadlayo Shidaalka Afrika Sawirro

Date:

Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabka waxaa maanta ka furmay shirka Africa Oil Week 2021, kaas oo anadkaan ay marti gelisay dowladda Imaaraadka.

Mas’uuliyiin ka socota dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Dubai si ay uga qeyb galaan shirkaas.

Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabey iyo guddoomiye ku xigeenka hay’adda Batroolka Soomaaliyeed ayaa shirkaas ugu qeyb-galaya dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shirkaan ‘Africa Oil Week’ oo looga hadlo arrimaha shidaalka ee dalalka qaaradda Afrika ayaa sanadkaan waxaa marti gelisay dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...