Wiil Soomaali ah oo lagu dilay magaalada New Delhi

Date:

Booliska magaalada New Delhi ee dalka India ayaa gacanta ku dhigey nin Soomaali ah oo loo haysto inuu diley wiil kale oo Soomaali ah.

Wiilka ladilay ayaa lagu magacaabaa Maxamed Fiin Booliska New Delhi ayaa gacanka kudhigay 7 nin oo Soomaali ah oo la sheegay in ay ka danbeeyeen dilkiisa, waxaana lafilayaa in cadaalada la horkeeno.

Marxuunka la dilay ayaa Dalka Hindiya soo galay isaga oo aad u yar waxa uuna Ku qaatay waxbarashadiisii Hoose Dhexe ilaa heer Jaamacadeed, waxa uuna ka howl galayay Isbitaal Ku yaala magaalada New Delhi.

Ardayda Soomaaliyeed ee wax Ku barata dalkaas ayaa ka murugeesan dilka wiilkaas iyaga oona uga digay Ardayda in ay iska ilaaliyaan

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...