Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha dalka oo yeeshay kulan looga hadlyay Tiirka arrimaha Bulshada ee XFS

Date:

Kulan ay ka soo qeyb galeen Agaasimeyaasha iyo mas’uuliyiinta Wasaraadaha iyo hay’adaha dowladda ee hoos taga Tiirka arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Kulanka oo uu soo Agaasimay hoggaanka tiirkan u qaabilsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa looga dooday qaabeynta habsami u socodka howlaha tiirka arrimaha bulshada iyo diyaarinta qorshe howleedyo.

Waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixinta halbeegyada waxqabadka hay’adaha kala duwan ee dowladda ee hoos yimaadda tiirka arrimaha bulshada

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...