Wasiirka gargaarka ee Soomaaliya oo magaalada Geneva kaga qebgashay shirka Arrimaha Bini’aadanimada

Date:

Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka Soomaaliya Marwa khadiija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hogaaminesay ayaa waxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, kaga qeebgashay shirka Arrimaha Bini’aadanimada oo ka dhacay magaaladaas.

Wasiirka ayaa shirka warbixin ay uga hadleesay xaalada Bini’aadanimo ee Dalka Ka jeedisay iyadoona sheegtay in ay wanaagsantahay xaalada bini’aadanmino ee dalka.

Soomaaliya ayaa sanadihii u danbeeyay guulo ka gaartay xaaladaha bini’aadanimo ee dalka kajira.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Masar ahna ergeyga...